Learn sketchup pro + twinlight from zero to hero
$19.99
Shop on Udemy

Description

In this course we will learn all the tools skechupAll courses are practicalI will design two projectsAt the end of the course you will be able to design any home, apartment or villaRendering your model in Twilight Renderer. Creating RoofsAdding standard and custom materialsFirst floor and second floor wallsAdding Windows and creating componentskoorsadan waxaan kubaran doona dhamaan tools sketchupdhamaan coorsada wa baraatikowaxaan si wada jir uwada dhiseynaamarkad dhameyso koorsan waxaad awoodi doonta in aad in aad nashqad gareeyso guri kasto hadow yahay dabaq iyo villaDhamaadka koorsadan, waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo SketchUp si aad u abuurto nashqado la habeeyay qol kasta oo gurigaaga ah, sida loo sameeyo barandada gurigaaga. Waxaad diyaar u noqon doontaa inaad u gudubto heerka ku xiga adiga oo abuuraya dabaq  dhamaystiran, kaas oo awood kuu siindoono in aniga nashqad gareeyso dabaq kasto.. Koorasku waa xirmo-waxbarasho oo dhererkeedu dhan yahay 7 sac  kaas oo ka kooban  ​​dhammaan mowduucyada aad waligaa u baahan doonto si aad ula shaqeyso software-kan. Koorsada waxaa loogu talagalay kuwa bilaabaya iyo sidoo kale kuwa haysta imtixaannada Sketch up1 Baro sida si khibrad leh loogu dhex socdo Interface-ka SketchUp2 Faham sida loo abuuro loona horumariyo moodooyinka 3d gudaha SketchUp3 Baro sida loo sameeyo oo u sawiro moodooyinkaaga4 Baro sida loo sameeyo Architecture iyo dhismooyinka SketchUp5 Baro tabaha iyo farsamada wax soo saarka SketchUp

logo

Udemy